Uganda Airline Oo Duulimaad Ka Bilaabaysa Somaliland

(SLT-Kampala)-Shirkadda diyaaradaha dawladda Yugaandha ayaa sheegtay in ay duulimaadyo ka bilaabayso khadad cusub oo ay Somaliland ka mid tahay.


Magaalooyinka iyo dalalka ay shirkaddu shaacisay in ay duulimaadyo ka bilaabayso ayaa kala ah Kinshasa, Zanzibar, Asmara Eritrea, Hargeisa(Somaliland), Lusaka, Harare, Johannesburg, Djibouti iyo Addis Ababa

xigasho: Nilepost