“Odayaashii Madaxweynaha La Kulmay Way Metelaan Caarre…” Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Mowqifka Kornayl Caarre Ee Cafiskii Uu U Fidiyay Madaxweyne Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa sheegay in madax-dhaqameedkii dhawaan la kulmay Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO