Monthly Archives: October 2019

Ururka Daacish Oo Xaqiijiyey Geerida Abu Bakar Al-Baghdadi Kuna Dhawaaqay Hoggaamiye Cusub

(SLT-Dimishiq)-Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana inuu beddelo u magacaabay Abu Ibrahim al-Hashimi

Posted in focus, News | Comments Off on Ururka Daacish Oo Xaqiijiyey Geerida Abu Bakar Al-Baghdadi Kuna Dhawaaqay Hoggaamiye Cusub

Sucuudiga Oo Markii Koowaad Haweenka U Qabanaya Tartanka Lagdenka

(SLT-Riyadh)-Dawladda boqortooyada Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay lagu qabanayaa ciyaarata lag-denka Haweenka xilli dalka uu tallaabsaday is-beddelo ay ka mid yihiin inuu dabciyo

Posted in focus, News | Comments Off on Sucuudiga Oo Markii Koowaad Haweenka U Qabanaya Tartanka Lagdenka

Cabdi Maxamuud Cumar Oo Mar Kale Maxkamad La Soo Taagay

(SLT-Addis Ababa)-Waxaa mar kale maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ka soo hor-muuqday madaxweynihii hore ee DDSI mudane Cabdi

Posted in focus, News | Comments Off on Cabdi Maxamuud Cumar Oo Mar Kale Maxkamad La Soo Taagay

Dawladda Jabuuti Oo Ka Digtay Duufaan Kusoo Waajahan Geeska Afrika

(SLT-Jabuuti)-Dowladda Jabuuti aya maanta ka digtey waxyeelada ka soo gaadhi karta duufaan la sheegay inuu ku soo wajahanyahay xeebbaha Geeska Afrika. Wakaaladda saadaasha

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Jabuuti Oo Ka Digtay Duufaan Kusoo Waajahan Geeska Afrika

Maxkamadda ICJ Oo Soo Saartay Digniin Ku Saabsan Kiiska Badda Soomaaliya Iyo Kenya

(SLT-Nairobi)-Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ oo ay taallo dacwad u dhaxeyso Dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku

Posted in focus, News | Comments Off on Maxkamadda ICJ Oo Soo Saartay Digniin Ku Saabsan Kiiska Badda Soomaaliya Iyo Kenya

Xisbiga Ugu Weyn Dalka Sweden Oo Xiisaynaya Qadiyadda Somaliland

(SLT- Sweden)-Danjiraha Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Sweden Sakariye Xasan Wacays ayaa qaaday tallaabooyin diblumaasiyadeed oo wax ku ool ah, kuwaasi oo wax

Posted in focus, News | Comments Off on Xisbiga Ugu Weyn Dalka Sweden Oo Xiisaynaya Qadiyadda Somaliland

Ururka Xisbullaah Oo Sheegtay Inuu Soo Ridday Diyaarad Israa’iil Leedahay

(SLT- Lubnaan)-Dagaalyahannada Kooxda Xisbullaah ayaa gantaal la beegsaday diyaarad Drone ah oo ay leedahay Dawladda Isreal, iyagoo ku khasbay inay si deg-degga ah

Posted in News | Comments Off on Ururka Xisbullaah Oo Sheegtay Inuu Soo Ridday Diyaarad Israa’iil Leedahay

Maxaa Ka Jira In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Eng Cali Xoor Xoor?

(SLT-Hargeysa)-Maxaa Ka Jira In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Eng Cali Xoor Xoor?, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on Maxaa Ka Jira In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Eng Cali Xoor Xoor?

Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Warar Is khilaafsan Ka Soo Saaray Dufaanta La Sheegay Inay Ku Soo Waajahan Tahay Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Warar Is khilaafsan Ka Soo Saaray Dufaanta La Sheegay Inay Ku Soo Waajahan Tahay Somaliland

Posted in focus, News | Comments Off on Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Warar Is khilaafsan Ka Soo Saaray Dufaanta La Sheegay Inay Ku Soo Waajahan Tahay Somaliland

Rag Ajaanib Ah Oo Lagu Afduubtay Gobolka Saaxil Iyo Ciidammada Amniga Oo Ka Hawl-galay

(SLT-Hargeysa)-Guddomiyaha gobolka Saaxil oo ka warbixinaya afduubkii loo geystay ajanibtii ku sugna deegaanka Dara godle oo ka tirsan gobolka saxil oo qiyaas ahana

Posted in focus, News | Comments Off on Rag Ajaanib Ah Oo Lagu Afduubtay Gobolka Saaxil Iyo Ciidammada Amniga Oo Ka Hawl-galay