Monthly Archives: September 2019

Mid Ka Mid Ah Ilaaladii Ugu Caansanaa Ee Boqorka Sacuudiga Oo Toogasho Lagu Dilay

(SLT-Riyadh)-Mid ka mid ah Ilaaladii ugu caansanaa ee Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan ayaa la dilay, kaddib mursan shaqsiyadeed soo kala dhex-galay isaga

Posted in focus, News | Comments Off on Mid Ka Mid Ah Ilaaladii Ugu Caansanaa Ee Boqorka Sacuudiga Oo Toogasho Lagu Dilay

Sebastian Kurz Oo Guul Ka Gaadhay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Austria

(SLT- Austria)-Xisbiga muxaafidka ee dalka Austria ayaa ku guul ka soo hooyay doorashada Baarlamaaniga ee dhacday shalay. Hoggaamiyaha xisbigan Sebastian Kurz ayaa markale

Posted in focus, News | Comments Off on Sebastian Kurz Oo Guul Ka Gaadhay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Austria

Xuutiyiinta Yeman Oo Soo Bandhigay Khasaare Xooggan Oo Gaadhay Millatariga Sacuudiga

(SLT-Yemen)-Xuutiyiinta Yemen ayaa baahiyay muuqaal iyo sawiro ay ku sheegeen in ay ku dileen ama lagu dhaawacay, 500 oo askari oo ka mid

Posted in focus, News | Comments Off on Xuutiyiinta Yeman Oo Soo Bandhigay Khasaare Xooggan Oo Gaadhay Millatariga Sacuudiga

Ex. Wasiir Cukuse Oo Fariin U Diray Dad Uu Sheegay Inay Nabadgalyada Somaliland Ku Ciyaarayaan

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in nabadgalyadu aanay Somaliland ku joogin wax lagu ciyaaro ama xukuumad

Posted in focus, News | Comments Off on Ex. Wasiir Cukuse Oo Fariin U Diray Dad Uu Sheegay Inay Nabadgalyada Somaliland Ku Ciyaarayaan

Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Sharciyeynta Dhul-beereedka Gobolka Selel iyo Degmada Lughaya

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa soo saaray wareegto oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Wakaaladda Wararka ee

Posted in focus, News | Comments Off on Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Sharciyeynta Dhul-beereedka Gobolka Selel iyo Degmada Lughaya

DAAWO: “Gabadha Aan Gurigeeda Lagu Karin Bariisba Ayaa La Doonaya In Lagu Qalo 700 Oo Dollar Xildhibaan Dayib

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Dayib oo ka mid ah golaha guurtida Somaliland ayaa si weyn u dayriyay xaaladda danyarta reer Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Gabadha Aan Gurigeeda Lagu Karin Bariisba Ayaa La Doonaya In Lagu Qalo 700 Oo Dollar Xildhibaan Dayib

“Saleebaanow Fadhiga Ka Kac Oo U Tag Madaxweynaha, Labadii Gobol Ee Ugu Deganaa, SANAAG Iyo AWDAL Ayaa Jabhado Laga Sameeyay…” Golaha Guurtida Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Indho-indho ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa si weyn u dayriyay xaalada Somaliland waxaanu ka baaqay in si degdeg ah wax looga

Posted in focus, News | Comments Off on “Saleebaanow Fadhiga Ka Kac Oo U Tag Madaxweynaha, Labadii Gobol Ee Ugu Deganaa, SANAAG Iyo AWDAL Ayaa Jabhado Laga Sameeyay…” Golaha Guurtida Somaliland

DAAWO: “Bisada Hargeysa Ku Nool Ayaa Ka Nasiib Wanaagsan Qofka Muqdisho Jooga…” Maayirka Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Maayirka Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in qofka Muqdisho ku nool ay ka nasiib wanaagsan yihiin bisadaha ku nool Hargeysa, Halkan hoose ka

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: “Bisada Hargeysa Ku Nool Ayaa Ka Nasiib Wanaagsan Qofka Muqdisho Jooga…” Maayirka Hargeysa

Sheekh Maxamed Siciid Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Golihiisa Wasiiradda Ka Saaro Qurba-joogta

“waxaan leeyahay nin inala degan oo carruurtiisu dalka joogto wax ha inna waydiiyo, laakiin ….. “dadka muslimiinta ahi meelkasta oo ay ku dagaalamaan

Posted in focus, News | Comments Off on Sheekh Maxamed Siciid Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Golihiisa Wasiiradda Ka Saaro Qurba-joogta

Dawladda Sucuudiga Oo Diiday Inay Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoonto Safiir Uu Farmaajo U Magacaabay

(SLT-Riyadh)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ka diiday safiir uu u magacaabay inuu u fadhiyo Sucuudiga Mr. Cabdixakiin Xasan Ibraahim

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Sucuudiga Oo Diiday Inay Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoonto Safiir Uu Farmaajo U Magacaabay