Guddoomiye Cirro Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa khudbad taariikhi ah oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka golaha dhexe ee xisbiga WADDANI oo saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Burco, Halkan hoose ka DAAWO