Maxaa Ka Jira Warar Sheegaya In Wiilka Uu Dhalay Madaxweyne Muuse Biixi Si Gaar Ah Lagu Naasnuujinayo Shidaalka Ay Xukuumaddu Keenaysay Dalka??

(SLT-Hargeysa)-Maareeyaha Haamaha Shidaal Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Cid Gaar Ah Lagu Naasnuujinayo Shidaalka Ay Xukuumaddu Keenaysay Dalka, Halkan hoose ka DAAWO