Barnaamijka Galka Baadhista: Soomaaliya Miyaa Lagaga Guulaystay Dacwadda Badda Ee U Dhaxaysa Kenya?

(SLT-Muqdisho)-Barnaamijkii Galka Baadhista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, Waxaa soo jeedinaya Wariye Haaruun Macruuf