“Haddii Aad Caarre Sii Daysay Oo Dallacsiisay Adiga Dambiga Leh…” Maayirkii Hore Ee Magaalada Burco

(SLT-Hargeysa)-Maayirkii Hore Ee Magaalada Burco haddana ah Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Maxamed Axmed Xasan ayaa si adag uga hadlay hadaladii ka soo yeedhay taliyaha ciidammada qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, Halkan hoose ka DAAWO