DAAWO: “Rer Badhan Taani Uga Tagi Mayaan Somaliland”. Siyaasi Jamaal Oo Ka Soo Jeeda Bariga Sanaag.

(SLT-Hargaysa) Siyaasi Jamaal Jaamac Xamuud oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda bariga Sanaag ayaa ka dareen celiyay hadalkii xanafta keenay Taliyaha Ciidamadda Qaranka. Hoos ka daawo