“Dagaal Ayaa Innagu Socda, Mid Dhaqaale Iyo Mid Siyaasadeed, Gaar Ahaan Ragga Uu Madaxweynuhu Sawirka La Galay Waa Raggii Ka Shaqaynayay In Aan Somaliland…” Marwo Sucaad Carmiye

(SLT-Hargeysa)-Marwo Sucaad Carmiye ayaa naqdisay kulan uu Madaxweynaha Somaliland la yeeshay wasiirro ka tirsan dawladda Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO