Monthly Archives: August 2019

Hindiya Oo Muwaadinnimada Kala Noqotay Ku Dhawaad 2 Milyan Oo Qof

(SLT-Hindiya)-Ku dhawaad laba milyan oo qof oo ku nool gobolka Assam ee dalka India ayaa wajahaya waddan la’aan, kaddib marki ay iska waayeen

Posted in focus, News | Comments Off on Hindiya Oo Muwaadinnimada Kala Noqotay Ku Dhawaad 2 Milyan Oo Qof

Dawladda Soomaaliya Oo Midowga Yurub La Saxeexatay Heshiis Lagu Horumarinayo Magaalada BERBERA.

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Soomaaliya Oo Midowga Yurub La Saxeexatay Heshiis Lagu Horumarinayo Magaalada Berbera, halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on Dawladda Soomaaliya Oo Midowga Yurub La Saxeexatay Heshiis Lagu Horumarinayo Magaalada BERBERA.

Madaxweynihi Hore Ee Suudaan Oo Maanta Lagu Oogay Laba Dacwadood

(SLT-Khartoum)-Garsoore maxkamadeed ayaa maanta si rasmi ah labada dacwadood oo midi tahay heysasho lacago qalaad oo sharci darro ah iyo musuq maasuq kusoo

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweynihi Hore Ee Suudaan Oo Maanta Lagu Oogay Laba Dacwadood

Wasiir Pakistani Ah Oo Koronto Qabsatay Markii Uu Weerar Afka Ah Ku Qaaday Raysal Wasaaraha Hindiya

(SLT-Pakistan)-Wasiirka Tareenada ee dalka Pakistan Sheekh Rashiid Axmed ayaa naxdin ay kala soo daristay kadib markii koronto ay qabsatay xili uu u khudbadaynayey

Posted in focus, News | Comments Off on Wasiir Pakistani Ah Oo Koronto Qabsatay Markii Uu Weerar Afka Ah Ku Qaaday Raysal Wasaaraha Hindiya

Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Dalka Japan

(SLT-Tokyo)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan dalka Japan oo kaga qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Dalka Japan

Ciidamo Boolis Ah Iyo Wadaado Wada-Socdaa Oo Xidhay Shaqaale Itoobiyaan Ah Oo Ka Shaqaynayay Meherad Ku Taalla Magaalada Burco

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamo boolis ah iyo Wadaado wada-socdaa ay maanta xabsiga u taxaabay

Posted in focus, News | Comments Off on Ciidamo Boolis Ah Iyo Wadaado Wada-Socdaa Oo Xidhay Shaqaale Itoobiyaan Ah Oo Ka Shaqaynayay Meherad Ku Taalla Magaalada Burco

Dibadbax Lagaga Soo Horjeedo Dawladda Soomaaliya Oo Ka Socda Kismaayo

(SLT-Kismaayo)-Dibadbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo go’aan ay dawladda Federalka Somalia ay ka qaadatay diyaaradaha taga magaalada Kismaayo ayaa ka bilaabmay Magaalada Kismaayo

Posted in focus, News | Comments Off on Dibadbax Lagaga Soo Horjeedo Dawladda Soomaaliya Oo Ka Socda Kismaayo

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Gaadhi Siday Tahriibayaal Itoobiyaan Ah Oo Ku Rogmaday Gobolka Sanaag

(SLT-Sanaag)-Wararka aanu ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Shil gaadhi oo sababay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka

Posted in focus, News | Comments Off on Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Gaadhi Siday Tahriibayaal Itoobiyaan Ah Oo Ku Rogmaday Gobolka Sanaag

“Waxaa Soo Kordhaya Dhallinyarada Soomaaliyeed Ee Diinta Ka Baxaya…” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Waxaa soo kordhaya dhallinyarada Soomaaliyeed ee diinta ka baxaya W/Q Cabdiraxmaan Cabdishakuur Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Maalmahan waxaa soo kordhaya dhallinyarada Soomaaliyeed ee diinta

Posted in focus, News | Comments Off on “Waxaa Soo Kordhaya Dhallinyarada Soomaaliyeed Ee Diinta Ka Baxaya…” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Raysal Wasaare Caan Ah Oo Eedeeyay Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Ra’isal wasaaraha Mauritius Mr Pravind Jugnauth ayaa dawladda Somaliland ku cambaareeyay tallaabada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku sii daayay Maxaabiis Budhad Badeed ah

Posted in focus, News | Comments Off on Raysal Wasaare Caan Ah Oo Eedeeyay Somaliland