Monthly Archives: July 2019

Puntland Oo Xukuntay Askari Lagu Eedeeyay Dilka Madaxii DP World Ee Dekedda Boosaaso

(SLT-Garoowe)-Maxkamadda Ciidammada Puntland ayaa xukuntay Askari lagu eedeeyay inuu fududeeyay Dil Magaalada Boosaaso bishii February ee sanadkan loogu geystay Madaxii Shirkadda P&0 oo

Posted in focus, News | Comments Off on Puntland Oo Xukuntay Askari Lagu Eedeeyay Dilka Madaxii DP World Ee Dekedda Boosaaso

“Hadda Waxa Wada Fadhiya Korneyl Caarre Iyo Odayaasha Beeshiisa…”Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Uu Marayo Wada-hadalladii Korneyl Caarre

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Uu Marayo Wada-hadalladii Korneyl Caarre, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on “Hadda Waxa Wada Fadhiya Korneyl Caarre Iyo Odayaasha Beeshiisa…”Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Uu Marayo Wada-hadalladii Korneyl Caarre

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Laba Askari Oo Lagu Dilay Ceel-Afweyn

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dilka Ciidammada Qaranka iyo Booliska ee Bilihii u dambeeyay ku soo noqnoqonayey Gobollada bariga

Posted in advertise, focus, News | Comments Off on Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Laba Askari Oo Lagu Dilay Ceel-Afweyn

Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibadda Si Ay Wax Uga Weydiiyaan Warbixintii Xasaasiga Ahayd Ee Uu Daabacay Wargeyska New York Times

(SLT-Muqdisho)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay u yeedheen Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Axmed Ciise Cawad oo ay sheegeen inay doonayaan su’aalo

Posted in advertise, focus, News | Comments Off on Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibadda Si Ay Wax Uga Weydiiyaan Warbixintii Xasaasiga Ahayd Ee Uu Daabacay Wargeyska New York Times

Olole Lagu Beerayo 200 Milyan Oo Geed Maanta Ka Socda Itoobiya Iyo Raysal Wasaare Abiy Axmed Oo Horkacaya

(SLT-Addis Ababa)-Guud ahaan dalka Itoobiya waxaa maanta ka socdaa olole ballaadhan oo lagu beerayo 200 milyan oo geed, waxaana howshaas garwadeen ka ah

Posted in focus, News | Comments Off on Olole Lagu Beerayo 200 Milyan Oo Geed Maanta Ka Socda Itoobiya Iyo Raysal Wasaare Abiy Axmed Oo Horkacaya

“Labadaa Gaadhi Ceeb Bay Noo Horseedeen, Ma Fiicnayn Inay Qaataan, Waayo? Dadku Waxay Odhanayaanba Maxaa Waalay Odayaasha [Cirro & Faysal], Ma Iyagii Baa Dhaameel Noqday..” Masuul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI

Masuul Ka Tirsan WADDANI Oo Aaminsan Inaanu Suurto-gal Ahayn Heshiis Guddoomiyahoodu Galay, Ceebna Ku Tilmaamay Baabuur Labada Guddoomiye Madaxweynaha Codsadeen Inuu u Iibiyo.

Posted in focus, News | Comments Off on “Labadaa Gaadhi Ceeb Bay Noo Horseedeen, Ma Fiicnayn Inay Qaataan, Waayo? Dadku Waxay Odhanayaanba Maxaa Waalay Odayaasha [Cirro & Faysal], Ma Iyagii Baa Dhaameel Noqday..” Masuul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI

Ururka Qareennada Somaliland Oo Soo Bandhigay Gefafka Sharci Ee Ay Xukuumaddu Kula Kacday Xildhibaannada Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Ee Xabsiga Loo Taxaabay

(SLT-Hargeysa)-War Saxafadeed kasoo Baxay Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa si kulul u cambaareeyey xildhibaannada ka tirsan golaha deegaanka Gabiley ee xabsiga ku

Posted in focus, News | Comments Off on Ururka Qareennada Somaliland Oo Soo Bandhigay Gefafka Sharci Ee Ay Xukuumaddu Kula Kacday Xildhibaannada Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Ee Xabsiga Loo Taxaabay

Faragelintii Labaad Ee Beesha Caalamku Somaliland ku Samayso

Bishii Ogost ee sannadkii 2009-kii ayuu bilaabay khilaafkii doorashadu inay dhacdo. Wakhtigani wuxuu ahaa dhammaadkii muddo kordhintii xukuumaddii Daahir Riyaale. Khilaakani wuxuu dhashay

Posted in Articles, focus | Comments Off on Faragelintii Labaad Ee Beesha Caalamku Somaliland ku Samayso

DAAWO: Safiirka Ingiriiska Oo Si Taxadir Leh Uga Hadlay Arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Safiirka Ingiriiska Oo Si Taxadir Leh Uga Hadlay Arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Safiirka Ingiriiska Oo Si Taxadir Leh Uga Hadlay Arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya

Dad Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Mareykanka

(SLT- California)-Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay halka ugu yaraan 11 qof ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday goob lagu soo bandhigayay

Posted in focus, News | Comments Off on Dad Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Mareykanka