DAAWO: “Dawladda Ayaa Na Laynaysa Rasaasta Hoos Ayaa La Noogu Dhigay Carruurtii Ayaa La Naga Laayay….” Shacab Ceerigaabo Oo Si Adag U Hadlay Madaharaad Rabshado Wada Oo Ka Dhacay Ceerigaabo+ Khasaaraha Ka Dhashay

Shacabka magaalada Ceerigaabo ayaa si kulul uga hadlay mudaharaad rabshado wata oo ay maanta ka dhigeen gudaha magaalada, waxa kale oo ay ka hadleen sababta ay u mudaharaadayaan iyaga oo eedaymo u jeediyay ciidammada Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO