Monthly Archives: July 2019

DAAWO: Mujaahid Dhegaweyne Ma Waxa Uu Doonaya In La Maxkamadeeyo Madaxweyne Siilaanyo??

(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Dhegaweyne Ma Waxa Uu Doonaya In La Maxkamadeeyo Madaxweyne Siilaanyo?, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

“Adhigeenna Muu Siidayna Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Ee Isagaaba Hagar Daamada Inagu Haya, Imikana Xajkiibay U Soo Socdaan Ee Fadhiga Aan Ka Kacno” Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag u weeraray dawladda Soomaaliya, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Madaxweyne Biix Oo Loogu Baaqay In Uu Golleyaasha Guurtida Iyo Wakiillada U Qoro Warqad Uu Ku Joojinay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Biix Oo Loogu Baaqay In Uu Golleyaasha Guurtida Iyo Wakiillada U Soo Qoro Warqad Uu Ku Joojinay Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya, Halkan

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Calanka Somaliland Ayaa Laygu Dilay, Waxa Aan Leeyahay Marka Aan Dhinto Kafanta Iiga Sarraysiiya…” Fannaanka Maxamed Bk Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Fannaanka Maxamed Bk Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Jabhadda Kornayl Caarre, Kulan Dhex-maray Ganacsade Maxamed Aw-Siciid & Arrimo Kale Oo Xasaasi Ah

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Jabhadda Kornayl Caarre, Kulan Dhex-maray Ganacsade Maxamed Aw-Siciid & Arrimo Kale Oo Xasaasi Ah, Halkan hoose ka

Posted in focus, News | Leave a comment

Jocob Zuma Iyo Qoyskiisa Oo Dil Loogu Hanjabay

(SLT- Koonfdur Afrika)-Madaxweynihii hore ee Koonfdur Afrika Jacob Zuma ayaa sheegay in uu soo wacay qof aanu gareyn isla markaasna ugu hanjabay inuu

Posted in focus, News | Leave a comment

Nin Falastiini Ah Oo Ku Dhintay Xabsi Ku Yaalla Gudaha Israa’iil

(SLT-Gaza)-Nin Falastiini ah oo ku xidhnaa xabsi ku yaalla Israa’iil ayaa dhintay kadib muddo bilo ah oo ka soo wareegtay. Naasir Taqatqa, oo

Posted in focus, News | Leave a comment

Markab Imaaraadka Carabtu Leeyahay Oo Lagu La’yahay Badda IRAN

(SLT-Iran)-Markab Shidaal oo laga leeyahay Dalka Isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa la la’yahay muddo laba Maalmood ka badan. Markabkan oo ku socdaalayey Marin-biyoodka Hormuz

Posted in News | Leave a comment

“Waxaanu Hudheellada BURCO Uga Digeynaa Hablaha Qaaqaawan Iyo Innamada Yaryar Ee……” Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland

(SLT-Burco)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa Hudheellada magaalada Burco ku yaalla uga digtay in lagu qabto Bandhigyada laga tumo Miyuusiga isla-markaana ay ka

Posted in focus, News | Leave a comment

Maamulka Puntland Oo Kaantaroolka Laga Galo Garoowe U Soo Rarray Sool Iyo Saraakiisha Ciidammada Millateriga Somaliland Oo Digniin U Diray

(SLT-Laascaanood)-Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Kaantaroolka Laga galo Magaalada Garoowe u soo rarray Xuduudka Gobolka Sool, arrintaasina waxa ka cadhooday Ciidammada Millateriga ee Somaliland. Saraakiil

Posted in focus, News | Leave a comment