“Boqor Iyo Suldaan Ciidammo Leh Oo Reer Somaliland Ahi Ma Jiro…” Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Ciidammo La Sheegay In Uu Leeyahay Boqor Buurmadow

(SLT-Hargeysa)Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa ka hadlay in ciidan uu leeyahay Booqor Buurmadow oo tikniko leh ay u dhaqaaqeen dhanka maamul gobaleedka Puntand, Halkan hoose ka DAAWO