“Boqor Buurmadow Habar-jeclo Ma Matalo Muuse Abokor Ma Matalo, Waana La Xidhayaa Dambigii Uu Dhakool Galay Ayuu Isaguna Galay…” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Shaadh oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa weerar afka ah ku qaaday Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Halkan hoose ka DAAWO