Tacsi Ku Socota Barkhad Jamac Batun Oo Hooyadi Hargaysa Ku Geeriyootay.

waxaan halkan anigoo ah garaad barkhad xaaji cabdi  tacsii tiiraanyo leh u dirayaa

 afhayeenka guud ee xusbiga wadanni ” garyaqaan barkhad Jamac Xirsi Batuun iyo walaalahay cabdi mahdi .hodan mahdi iyo khadra cabdi qaray iyo dhamaan qaraabadii iyo eheliyadii ay ka geeriyotay anigoo ka tacsiyadeynaya  geeridaa ku timid habaryartay luul cayuun kariyee kuna geeriyotay magaalada hargaysa goordhaweyd  waxaan dhamantod leehyahay ilaahay samiir iyo iiimaan saadaqa allah ha inaga wadasiiyoo  dhamaan qoyska iyo qaraabadii iyo ehelkeeda  .

hooya na ilahaay naxariistii janoo fardowsa allah ha ka warabiyoo aaaamiin aaamiin aaamiin