Ogaysiis: Munaasibad Lagu Xusaayo 26-June Oo London Ka Dhacaysa

OGAYSIIS- OGAYSIIS-OGAYSIIS

Dhamaan shacabka degan Waddanka UK waxa la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan Xaflad balaadhan oo lagu xusayo 26Jun lagu qabanyo Galbeedka London Restaurant Najma.