Monthly Archives: June 2019

Masar Oo Diiday In Baadhitaan Madax-banaan Lagu Sameeyo Sababta Uu U Dhintay Maxamed Mursi

(SLT-Qaahira)-Masar ayaa maanta ku eedeysay QM inay siyaasadeeneyso geerida madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursi, ayada oo ku baaqeysa “baadhitaan madax-banaan” oo lagu

Posted in focus, News | Leave a comment

“Maxamed Bin Salmaan Ayaa Dilay Khaashuqji…” Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saartay Dilkii Jamaal Khashooqji.

(SLT-Washington)-Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobay ka tirsan oo baadhitaan gaar ah ku sameeyay Dilka Wariyihii Sucuudiga u dhashay Jamaal Khashooqji, ayaa

Posted in focus, News | Leave a comment

Xisbiyada UCID Iyo KULMIYE Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Komishanka Doorashooyinka

(SLT-Hargeysa)-Kulan ay maanta wada yeesheen guddida doorashooyinka Somaliland iyo xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa lagaga wada hadlay sidii loo sii wadi lahaa Arrimaha

Posted in focus, News | Leave a comment

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhiggay Doon Iyo Saddex Laash Oo Si Sharci-darro Ah Uga Kalluumaysanayeen Xeebaha Saylac

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa gacanta ku dhiggay Doon iyo saddex Laash oo ay sheegeen inay si sharci-darro ah uga Kalluumaysanayeen xeebaha Saylac.

Posted in focus, News | Leave a comment

Magaalo Aanay Cadceedu Dhicin 69 Maalmood Oo Joojinaysa Tirsiga Waqtiga Caalamiga Ah.

(SLT-Norway)-Jasiirad xilliga xagaaga loo dalxiis tago oo ku Taalla waddanka Norway, oo lagu magcaabo Sammaroy, ayaa dadka halkaasi ku nooli waxay Doonayaan inay

Posted in focus, News | Leave a comment

Wasiir Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Telefishannada Ay Xukuumaddu Xidhay

(SLT-Hargeysa)-Wasiir Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Telefishannada Ay Xukuumaddu Xidhay, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan-saydhay Martiqaad Uga Yimid Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Sababaha Ay Ku Diideen Oo Ay Ka Warrameen

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Guddida Doorashooyinka Somaliland, Codsiga ka yimid guddida doorashooyinka ayaa la xidhiidhay

Posted in focus, News | Leave a comment

Golaha Guurtida Soo Bandhigay Xeer Uu Saxeexay Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golahooda Laga Qariyay

(SLT-Hargeysa)-Golaha guurtida Somaliland ayaa badka soo dhigey, xeer ay sheegeen in uu garyaqaanka guud qariyay. Kaasi oo uu saxeexay madaxweynaha Qaranka Somaliland iyada

Posted in focus, News | Leave a comment

Weriye Coldoon Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex

(SLT-Hargeysa)-Dhageysiga dacwadda weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta ka bilaabmatay maxkamadda gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa. Weriyaha ayaa lagu soo eedeeyay qoraallo uu

Posted in focus, News | Leave a comment

Wasiirkii Gaashaandhigga Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Oo Ka Hadlay Dhacdadii Dilka Loogu Gaystay Askari Ka Tirsanaa Ciidammada Booliska Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Mr. Cabdillaahi Cali Ibraahim, ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda

Posted in focus, News | Leave a comment