DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo U Hanjabtay Saraakiishii Ka Tirsanaa Ciidammadda Millatariga Ee Ku Biiray Maamul Gobolleedka Puntland

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii ugu horreysay ka hadashay Saraakiil iyo ciidamo ka tirsanaa oo u goostay maamulka Puntland.

Wasiirka gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ayaa sheegay inay talaabo adag ka qaadi doonto Saraakiishaas, halkan hoose ka DAAWO