Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynihii Hore Axmed Siilaanyo Kaalmadii Ugu Horraysay Gaadhsiiyay Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Roobabkii Ka Da’ay Burco

focus

Madaxweynihii Hore Axmed Siilaanyo Kaalmadii Ugu Horraysay Gaadhsiiyay Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Roobabkii Ka Da’ay Burco

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa maanta kaalmo gaadhsiiyay dadkii dhawaan waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii ka da’ay magaalada Burco.

sidoo kale Cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Burco dadka ku jira ayaa iyagana loo qaybiyay kaalmadan.


Dawladda hoose ee Burco ayaa hore gurmad dadkan loo sameeyo uga dalbatay dawladda dhexe balse weli jawaab ficil ah ka may helin, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top