DAAWO: 2 Qof Oo U Dhashay Dalka Bangladesh Iyo Laba Muwaadin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-2 Qof Oo U Dhashay Dalka Bangladesh Iyo Laba Muwaadin Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO