Ciidammada Booliska Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Xidhay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Soo Lebbistay Funaanad Iyo Surwaal Midabka Calanka Soomaaliya Ah

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay wiil dhalinyaro ah oo kusoo lebbistay funaanad iyo surwaal midabka calanka Soomaaliya ah, Halkan hoose ka DAAWO