Monthly Archives: May 2019

Guddoomiyaha UCID: Doorkiisii Xadhigga UFO + Xatooyadii Xoolaha Dadweyne Ee Gaanni Ka Sii Daayay! W/Q Siciid Gahayr

20ka Feberweri waxa Somaliland looga yaqaannaa maalinta dhallinyarada Somaliland  waxaanay ka dhalatay xadhig, cadaadis iyo dil loo geystay macallimiin, aqoonyahanno iyo arday ka

Posted in Articles | Comments Off on Guddoomiyaha UCID: Doorkiisii Xadhigga UFO + Xatooyadii Xoolaha Dadweyne Ee Gaanni Ka Sii Daayay! W/Q Siciid Gahayr

Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 27aad

Sakaatul-fidriga (2) Salaadda ciidda ka hor in aad bixiso ayaa la raba si qofkii maskiinka ahaa u helo, markaas bay noqonaysaa sako la

Posted in Articles | Comments Off on Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 27aad

Moorgan markii loo soo bedelay Hargeysa waxay SNM u ahayd fursad….W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar

Moorgan isagoo gaashaanle dhexe ah waxa taliye looga dhigay qaybtii 21aad ee deegaanka uu ka soo jeedo si uu uga tirtiro dad taageersan

Posted in Articles | Comments Off on Moorgan markii loo soo bedelay Hargeysa waxay SNM u ahayd fursad….W/Q Barkhad-Ladiif M. Cumar

DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo U Hanjabtay Saraakiishii Ka Tirsanaa Ciidammadda Millatariga Ee Ku Biiray Maamul Gobolleedka Puntland

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii ugu horreysay ka hadashay Saraakiil iyo ciidamo ka tirsanaa oo u goostay maamulka Puntland. Wasiirka gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo U Hanjabtay Saraakiishii Ka Tirsanaa Ciidammadda Millatariga Ee Ku Biiray Maamul Gobolleedka Puntland

Hal Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Hargeysa.

(SLT-Hargeysa)-Hal Qof ayaa ku Dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on Hal Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Waqooyi Ee Magaalada Hargeysa.

Taliyaha Ciidammadii Ka Goostay Millatariga Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Goosteen Puntland

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha Ciidammada Ka Goostay Millatariga Somaliland Oo Ka La Hadlay Sababta Ay Uga Goosteen Maamulka Puntland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Comments Off on Taliyaha Ciidammadii Ka Goostay Millatariga Somaliland Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Goosteen Puntland

Booliska Jarmalka Oo Gurigiisa Ka Helay Nin Soomaali Ah Oo La Dilay .

(SLT- Otterndorf) Booliiska Jarmalka ayaa habeen hore xilli saq dhexe aheyd waxay nin Soomaali ah oo 26 sano jir ah meydkiisa ka heleen

Posted in focus, News | Comments Off on Booliska Jarmalka Oo Gurigiisa Ka Helay Nin Soomaali Ah Oo La Dilay .

Boqorka Sacuudiga Oo Sheegay In Dalka Iran Yahay Khatar Adduunka Ku Soo Wajahan.

(SLT-Jiddah) Boqorka Sacuudiga ayaa Iiraan ku tilmaamay halis ku soo fool leh ammaanka adduunka. Boqol Salmaan ayaa shirka Carabta ka sheegay in loo

Posted in focus, News | Comments Off on Boqorka Sacuudiga Oo Sheegay In Dalka Iran Yahay Khatar Adduunka Ku Soo Wajahan.

Makka: Madaxweynaha Dalkaasi Soomaliya Oo Ka Qaybgalay Shirka Waddamada Jaamacadda Carabta.

(SLT-Makka) Madaxweynaha dalkaasi Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay magaalada Makka ee dalka sacuudiga shirkii degdeg ah ee ay yeesheen dalalka

Posted in focus, News | Comments Off on Makka: Madaxweynaha Dalkaasi Soomaliya Oo Ka Qaybgalay Shirka Waddamada Jaamacadda Carabta.

Masuulinta Xarunta Derbijiifka Burco Oo Ka Jawaabay Eedaymo Xisbiga Wadani Uga Yimi Xildhibaan Bidhi .

(SLT-Burco) Xarunta Derbijiifka Burco Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Masuul Ka Tirsan Xisbiga Wadani

Posted in focus, News | Comments Off on Masuulinta Xarunta Derbijiifka Burco Oo Ka Jawaabay Eedaymo Xisbiga Wadani Uga Yimi Xildhibaan Bidhi .