“Halkii Ina Geellaha JABUUTI Ayaad Nagu Waddaa Qoys Na Xukumi Maayo……” Xildhibaan Nacnac Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac ayaa si adag u weeraray Madaxweynaha Somaliland isaga si adag uga hadlay muranka ka taagan dhulka laga dhisayo Madaxtooyadda cusub, Halkan hoose ka DAAWO