Shirqoolki Axmed Geele Arab Wuu Fashilmay.

Warshadan lamaxayirikaro Axmed cismaana badheedh iyo shirqool midna loolama imankaro. Cadaw shisheeyana masoo agmarikaro. Kumanyaal baaka shaqeeya oo kumanyaal baa kaxamaasha oo kumanyaalbaa ka macaasha, malaayuun cashuura waxa ka qaadaxukuumada cadawga ku ah warshadan iyo hantida qoyska Reer_cismaan geele.

Majirto cidkaleoo Reer_somalilana oo maalgashiintan leeg dalkagalisay, Shaqooyinka lagahelayee kaladuwanna waala ogyahay.

hadaba waxa layaab_noqotay sababta Qoyska reer cismaan geele oo ay madaxtooyada jabuuti dhacday ay xukuumada muusenaugu gargaartay qoyska haysta madaxtooyada jabuuti, waxay. Ilatahay inay xukuumada muuse lumisay dhamaan kalsoonidii ay bulshada reer_somaliland ku qabeen oo Aan dib loo aamini doonin xukuumada muuse intay talada wadanka hayso.

W/Q: Xasaa Karuur

xasankaruur55@gmail.com