DAAWO: Ex Wasiir Cabdillaahi Cukuse Oo Martiqaad Loogu Sameeyay Bariga London.

(SLT-London) Wasiirkii Hore ee Warfaafinta iyo Xanaanada Xoolaha Xukuumaddii Axmed Siilaanyo, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa marti qaad soo dhawayn ah loogu sameeyay Bariga Magaaladda London.

Hoos ka DAAWO hanaankii loo soo Dhaweeyay Cabdillaahi Cukuse .