DAAWO: “Waar Yaan Hantida Axmed Geelle Lagu Khamaarin…” Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Mar Kale Dhanka Jabuuti Hiil U Muujiyay.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Md. Maxamed Muuse Diiriye ayaa mar kale si taxadir leh uga hadlay arrinta ganacsade Axmed Cismaan Geelle, Halkan hoose ka DAAWO