Faiza Cali Oo Musharax Ka Ah Gobolka Calgary Ee Waddanka Canada

(SLT-Calgary)-Mudo laba toddobaad ka yar oo ku aadan 16 April ayaa gobolka Alberta ee dalka Kanada waxa loo dareerayaa maalinta codeynta doorashada. Hasa ahaatee waxaa jiro doono maalmo shan ah oo ay dadku codkooda horey u dhiiban karaan.

Musharaxiinta xildoonka ah waxaa ka mid ah afar Soomaali ah oo laba ka mid ah ay ka tartamayaan caasimada gobolkaas ee Edmonton, halka labada kalena ay ka tartamayaan Calgary iyo Brooks oo iyagu dhaca Koonfurta gobolka Alberta, Halkan hoose ka DAAWO