Monthly Archives: April 2019

Ilhan Cumar Oo Lagu Tageeray Murashaxnimada Madaxweynaha Maraykanka.

(SLT-Washington)Urur hanti badan leh oo horumarka u dhaqdhaqaaqa ayaa aqoonsigooda ugu horreeya ee taageerada doorashada aqalka Koongareeska Mareykanka ee 2020-ka siiyay Ilhaan Cumar,

Posted in focus, News | Leave a comment

Hogaamiye Xirsi Xaaji Xasan wuxuu Dooddii kaga Adkaaday Maxamuud Xaashi

(waxaa bir ku gooya talo markay gondihiisaa taal nimaan geesaha ka dayin). Ex Wasiir Maxamuud Xaashina wuxuu taagnaa halkii Nuur Xaashigii yidh:  Wallaahi

Posted in Articles | Leave a comment

Marin-biyoodka Caalamka iyo loollanka Quwadaha Adduunka. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Afartan marin-biyood waxa mara maraakiibta shidaalka qaada 80%, taasina waxa ay keentay mihiimada ay leeyihiin. Quwadaha adduunku waxa ay saldhigyo kala duwan ka

Posted in Articles | Leave a comment

Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Warbixisay Kulamo Ay Maanta La Qaadatay Madaxda Ugu Sarraysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Sweden

(SLT-Hargeysa)-Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Warbixisay Nuxurka Kulamo Ay Maanta La Qaadatay Madaxda Ugu Sarraysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Sweden, Halkan hoose ka

Posted in focus, News | Leave a comment

“Madaxweynuhu Kaligii Ayuu Isku Koobay Taladii, Laba Islaamood Haddii Ay Murmaan Waa In Uu Xalku Tagaa….” Cali Guray

(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi

Posted in focus, News | Leave a comment

Safiirka Jabuuti Fadhiya Hargeysa Oo Casuumay Wasiiradda Gaashandhiga iyo Warfaafinta Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Safiirka Jabuuti Fadhiya Hargeysa Oo Casuumay Wasiiradda Gaashandhiga iyo Warfaafinta Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyey In Aanu Dhex U Ahayn Shacabka Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa waxaa uu arrin lala yaabo ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ay si gaar ah uga wada

Posted in focus, News | Leave a comment

Ruushka Oo Danjire Cusub U Soo Magacaabay Dalalka Soomaaliya Iyo Jabuuti

(SLT-Moscow)-Madaxweynaha dalka Raashiya, Valadamir Putin waxa uu shalay soo saaray 2 Wareegto uu ku soo magacaabay Danjire ee Raashiya wakiilka uga noqon doona

Posted in focus, News | Leave a comment

Waa Maxay Eedaymaha Loo Haysto Wariye Coldoon??

(SLT-Hargeysa)-Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo 17 bishan ciidamada boolisku ka soo qabtay suuqa Burco ayaan wali dacwad rasmi ah lagu soo oogin laakiin,

Posted in focus, News | Leave a comment

Xisbiga WADDANI Oo Go’aano Adag Ka Soo Saaray Mowqifkooda Khilaafka Doorashooyinka Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa oo saaray qodobo uu kaga hadlayo mowqifkooda ay ka taagan yihiin qabsoomida doorashooyinka dalka waxaanay soo saareen

Posted in focus, News | Leave a comment