Monthly Archives: March 2019

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Af-jaray Dacwadii U Dhaxaysay Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Iyo Garyaqaan Guuleed Dafac

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u shaaciyey in uu dhameeyey dacwad u dhaxeysay Sheekh

Posted in focus, News | Comments Off on Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Af-jaray Dacwadii U Dhaxaysay Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Iyo Garyaqaan Guuleed Dafac

Fanaannada Caanka Ah Ee Sahra Halgan Oo Shaacisay In Facebook-Geedii Laga Jabsaday

(SLT-Hargeysa)-Fanaannada Sahra Halgan oo shir jaraa’id ku qabatay markii ugu horreysay magaalada Hargeysa, sida ay sheegtay, ayaa ka hadashay Facebook-geedii oo laga jabsaday.

Posted in focus, News | Comments Off on Fanaannada Caanka Ah Ee Sahra Halgan Oo Shaacisay In Facebook-Geedii Laga Jabsaday

DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Wasiir Sacad Cali Shire Ku Eedeeyay Musuq-maasuq, Madaxweyne Biixi-na Ugu Baaqay In Uu Hanti-dhawr Geliyo

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan Mudaneyasha golaha wakiillada Somaliland ayaa waxaa uu musuq maasuq culus ku eedeyey wasiirka Maaliyada Somaliland waxaana uu

Posted in focus, News | Comments Off on DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Wasiir Sacad Cali Shire Ku Eedeeyay Musuq-maasuq, Madaxweyne Biixi-na Ugu Baaqay In Uu Hanti-dhawr Geliyo

Daawo:Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Siday U Arkaan Isku-shaandhaynta Uu Madaxwayne Muuse Biixi Xukuumadiisa Ku Sameyay.

Burco:(SL-T) Daawo:Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Siday U Arkaan Isku-shaandhaynta Uu Madaxwayne Muuse Biixi Xukuumadiisa Ku Sameyay. https://www.youtube.com/watch?v=-zykgFhKptE

Posted in News | Comments Off on Daawo:Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Siday U Arkaan Isku-shaandhaynta Uu Madaxwayne Muuse Biixi Xukuumadiisa Ku Sameyay.

“Madaxweyne Waa Inaad Talaabo Adag, Awood Dawladeed Iyo Mid Sharciba Wax Kaga Qabataa…” Wasiir Hore Oo Ka Digay Xaalufin Lagu Hayo Buuraha Somaliland

(SLT-Hargeysa)-WasiirkiI Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Dr Cumar Shacayb Maxamed, ayaa ka digay xaalufin lagu hayo qaar ka mid ah Buuraha dalka,

Posted in focus, News | Comments Off on “Madaxweyne Waa Inaad Talaabo Adag, Awood Dawladeed Iyo Mid Sharciba Wax Kaga Qabataa…” Wasiir Hore Oo Ka Digay Xaalufin Lagu Hayo Buuraha Somaliland

“Farmaajo Khalad Ayay Ku Ahayd In Uu Somaliland Maamul Ku Sheego…” Wasiir Faratoon Oo U Jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa Madaxweynaha Somaliya ugu baaqay inuu ka digtoonadu kana fiirsado hadalada ka dhanka

Posted in focus, News | Comments Off on “Farmaajo Khalad Ayay Ku Ahayd In Uu Somaliland Maamul Ku Sheego…” Wasiir Faratoon Oo U Jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya

Madax Ka Baaqday Shirweynaha Jamaacadda Carabta Oo Maanta Furmaya Iyo Arrimo Xasaasi Ah Lagaga Hadlayo

(SLT-Tunis)-Inta badan Madaxweynayaasha, Boqoradda iyo Amiiradda 22-ka Waddan ee xubinta ka ah Ururka Jamaacadda Carabta waxay ku sugan yihiin Caasimadda dalka Tunisia ee

Posted in focus, News | Comments Off on Madax Ka Baaqday Shirweynaha Jamaacadda Carabta Oo Maanta Furmaya Iyo Arrimo Xasaasi Ah Lagaga Hadlayo

Madaxweyne Ku-xigeenka Afghanistan Oo Ka Badbaaday Iskuday Dil

(SLT-Afghanistan)-Madaxweyne ku xigeenka Afghanistan Abdul Rashid Dostum ayaa ka badbaaday weerar ka dhacay Waqooyiga dalkaas oo lagu dilay mid kamid ah ilaaladiisa. Saraakiisha

Posted in focus, News | Comments Off on Madaxweyne Ku-xigeenka Afghanistan Oo Ka Badbaaday Iskuday Dil

SOMALIA: Dab Xooggan Oo Saaka Ka Kacay Goobo Ganacsi Ku Yaalla Degmada Guriceel

(SLT-Guriceel)-Wararka imaanaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dab xooggan uu saaka ka kacay goobo ganacsi ku yaala degmadaas. Dabkan ayaa

Posted in focus, News | Comments Off on SOMALIA: Dab Xooggan Oo Saaka Ka Kacay Goobo Ganacsi Ku Yaalla Degmada Guriceel

Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Yemen

(SLT-Yemen)-Ugu yaraan 2 qof ayaa geeriyootay, 5 kalena wey dhaawacmeen, kadib markii ay Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga duqeyn ka geysteen Gobalka Xajah ee W/galbeed

Posted in focus, News | Comments Off on Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Yemen