Dadka Maori Ee Asal Ahaan Leh Dalka New Zealand Oo Muslimiintii La Laayay Murugada La Qaybsaday.

(SLT-New Zealand) Dadkaan Maori aha ayaa tacsi kadib iyagoo kumanaan kor u dhaafaya ayay qadeen heesta ay kula dagaalameen gumeystihii Ingiriiska ee la yidhaahdo haka waa dhaar. Taas oo ay Muslimiintii la laayay ugu baroor diiqayeen.

A

Heeesta haka waa dhaar dagaal iyo heshiin sidaad rabtid baa ku wada noolaaleynaa

hadaad dagaal dooneeysidna waa kula dagaalameynaa
hadaad heshiis rabtona waa kula heshiineynaa. Tan iyo intii uu Weerarkii Masaajidka Nuur Dhacay ee Dadka badan Lagu laayay waxa siwayn qoomiyadaha kala duwani tageero ugu muujiyeen Muslimiinta.