Connect with us

somalilandtoday.com

  • Articles

    Biyaha Roobka Oo Laga Faidaysto Loona Sameeyo Biyo Xidheen

    By March 31, 2019

    in waxsoosaarkeena beeralayda dalku uu horumar balaadhan ku talabsado xag dhaqaale iyo waxsoosarka beeralayda dalka Cuntooyinka...

  • Articles

    Xadhig-Maran Iyo Mara-Booba Waa La Iska Durki-yaaye ( Abdi-Shotaly).

    By March 31, 2019

    Waxa Guriggii Moorgan ee Hargaysa, hadana uu ku jiro askariga la yidhaaho ” Raggii ma adigaa...

  • Articles

    ” Ilahayoow Tolkay U Gargaar Waad Arkaysaaye ” .

    By March 31, 2019

    Maalintii dhawayd ee W/W/Biyuhu magacaabay Maareeyaha Wakaaladda biyaha ee Berbera xoog baa loo hanbalyeeyey , dadkaa wax...

  • Articles

    Libdho Cusub Oo Dawladnimo Ayaa U Soo Baxdey Somaliland Bariisadii Ugu Danbaysey,

    By March 31, 2019

    Dhiirashadeeduna Waxay Ku Dhigmi Doontaa Taariikhda. Qalainka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).  Umada reerSomaliland waxay inbadan naadiyeen Dawladnimonidaamkeeda la isagadaba-yimaado oo kusaleysan islaxisaabtanlagu kala soocayolahaanshaha shakhsi wax-u-gaarah iyo Lahaanshahawax umadi wadaleedahay, Taasi oo ahHantidaQaran uu yadahaan u leeyahaymasuuliyadeedana ay hayaanshakhsiyaad muwaadiniin ahoo loo igmadeyheerkaydoonaanba hanoqdaane, Hadaba jaan-goyntaDawladnimada dhabta ahiwaa sida looisticmaalo Hantidaa Qaranka kadhaxeysa ama ayu maareeyaan hogaanadaloo igmadey, Waxaaneyku soo urureysaalaba qodob miduun ” DawladnimoxalaalaAma Dawladnimo xatooyadalagu heshiiyey”. In xatooyolagu heshiiyo aduunkawaxa looga yaqaanaaMusuq-maasuq (Corruption), Ooah faysarka dilaama bahdilaDawladnimadaumadahana ka xumeeyadhaqanka suuban iyohiigsiga san, Sidaaawgeed dilaagan Dawladnimadacadawga ku ahaad baa layskaga ilaaliyaa Caaalamkawaxana loola dagaalamaasi xag-jir ah,Dawladii ku sifawdaanama taaba-gashohogaankaiyo hilaaduna wayka xumaadaan taasooaakhirka sababta bur-burDhaqan-dhaqaale amaba middamiir ahaaneedba,Duwelkaaduunka koonkiisa kataliyaa waxay kudadaalaan in aaneysifadaasi ku suuroobinoo ay noqdaankuwo waadixaoolays xisaabiyo Islamarkaana ku dhaqmanidaamka Dawlad wanaagaiyo Is-xisaabinta, (GoodGovernance AndTransparncyAccountibility), Qodobkani ooisna noqonaya bartalagu kala soocowaxa loo dadaalayo. Dariiqa dhisidaDawladnimada iyo islaxisaabtanka nidaamkan isagooka duulaya ayuuMadaxweynaha JamhuuriyadaSomalilandMudane: Muuse BiixiCabdi dhaqan-galiyey kashaqaysiinta Hay,adaha baadhidaiyo daba-galka hantidaqaranka siayu gutaan waajibaadkooda shaqoee ay umadau hayaan waamudadan uu xilkahayo Madaxweynuhuye, Kadib dar-darshaqoiyo u kuur-galidaay hay,adu kusameysay lunsiga hantidaqaranka waxay iba-furteyHay,ado Dawliya ooamuurahaalaga helay,Waxaaney u mareensiiqadii shuruucda dalkayagoo la beegsadeyhay,adaha ay khusaysoiney talaabo kaqaadaanlunsiga hantidaqaranka iyo WalibaMadaxweynihii igmadey ooisagu majaraha uhaya hogaanka dalkaugu sareeyashaqadaninaay tahay Siyaasadiisahagitaaneed. Kumay koobnaantalaabadii fal-celinta Hay,adahaHanti Dhawrku qarankuay xukuumada ugud-bisey balse waxasidii loogutala-galeymarinkeedii ku hubsadeyHogaamiyaha Qaranka Somaliland,Isagoo ku dhiiradeyinuu xilka kaxayuubiyo xubnihiituhunkabaadhitaanku gorfeeyey kuwaasooka tirsanaa golahawasiirada xukuumada islamarkaana ka midahaa masuuliyiintiiugutunka-waa-weynaa, Waa talaabogeesi looma habranlaguma daawan wixiihay,adu hanti-dhawrku kusoo eedaysay,Marnabalaguma ixtiraamin reernimo,sheeko-caanteyn,...

  • focus

    “Axmed Siilaanyo Hoggaamiyihii Ruuxiga Ee Somaliland…” Xildhibaan Nacnac Oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii Hore Ee Somaliland

    By March 31, 2019

    (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa baraha bulshada ku baahiyay Sawirkani uu ku weheliyo madaxweynihii hore...

  • focus

    “Ciidammada Furinta Naga Jooga Waanu La Soo Baxaynaa…” Madax-dhaqameedka Ugu Waaweyn Beesha Arab Oo Hanjabaad Culus U Diray Madaxweyne Biixi Iyo Geellaha Jabuuti

    By March 31, 2019

    (SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka Beesha Arab oo uu hoggaaminaayo Suldaanka Guud ee Beeshaasi Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax...

  • focus

    Ciidamada Somaliland Oo Deegaanka Dararweyne Ku Qabtay Nin Laga Shakiyay

    By March 31, 2019

    (SLT-Dararweyne)-Ciidamada Somaliland ayaa qabtay nin laga shakiyay kaas oo galay goobta lagu Tababaraayo dhalinyarada loo Carbinaayo...

  • focus

    Xukuumadda Somaliland Oo Shirkadaha, Hay’addaha Iyo Shakhsiyaadka Aan Fasax U Haysan Uga Digtay Isticmaala Raadiyaha Gacanta

    By March 31, 2019

    (SLT-Hargeysa)-Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland ayaa uga digtay shirkadaha ,Hay’addaha iyo shakhsiyaadka aan fasax u haysan...

  • focus

    Wasiirka Gaadiidka Somaliland Oo Soo Kormeeray Jidka Isku Xidha Boorame Iyo Jabuuti

    By March 31, 2019

    (SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Somaliland mudane C/laahi Abokor Cismaan ayaa xadhiga ka jaray xafiis...

  • Articles

    Madaxwayne; Cudurka Kaagala Fardaha Hadii Laga Gubo Dameer Dawada Lamagaadhayee!

    By March 31, 2019

    Waxaa Mudooyinkii U Danbeeyay iyo bilowga xukuumada socod baradka ah ee madaxwayne Muuse Biixi Cabdi dhaqdhaqaaqooda...

More Posts
Advertisement
To Top