DAAWO: Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiirro Reer Somaliland Oo Ka Degay Magaalada Muqdisho

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Khadar Xuseen Sahal oo ka tirsan golaha ayaa waxa uu si adag uga hadlay saddex wasiir oo ka tirsanaa xukuumadii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo oo ka degay magaalada Muqdisho, waxaanu sheegay inay sharci adag ka soo saari doonaan, Halkan hoose ka DAAWO