DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Soo Bandhigtay Safaarado Iyo Xafiisyo Aan Shaqayn Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ay Lacago Badan Ku Lunsado

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigtay safaarado iyo xafiisyo lacago badan ku baxaan oo aan shaqayn, Halkan hoose ka DAAWO