Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

(SLT-Boosaaso)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa xalay ku dhawaaqay Liiska gollihiisa wasiirada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir Ku-xigeeno iyo wasiiru dowleyaal.

Agaasimaha Telefishanka dowladda Puntland Jamaal Carab Yuusuf ayaa akhriyay liiska Gollaha .

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Mohamed Abdirahman Dhabancad
Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan
Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal
Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Maxamed Xassan
Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan
Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse
Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)
Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden
Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid
Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi
Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse
Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)
Wasiir kuxigeeno dowladda Puntland.

Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax
Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed
Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.
Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.
Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.
Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte
Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi
Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi
Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed
Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur
Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi
Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax
Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali
Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.
Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden
Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud
Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi
Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi
Wasiiru Dowlayaasha

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac
Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle
Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan
Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim
Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.
Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed
Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.
Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.
Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.