Ciidamada Booliska Iyo Guddida Wanaag Farista Oo Joojiyay Bandhigga Buug Xalay Munaasabad Loogu Qabanayay Magaalada Burco

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalada Burco ayaa sheegaya in ciidamada Booliska iyo guddida wanaag farista ay joojiyeen bandhigga Buugga ”Hadyad Jacayl” oo xalay munaasabad loogu qaban lahaa magaalada Burco, Halkan hoose ka DAAWO qaabkii ay wax u dhaceen