DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Awdal Oo Si Adag Uga Hadley Dhalinyaro Ku Xidhan Magaalada Boorama

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka Guud ee beelaha gobalka Awdal Suldaan Saleeban Cali Ismaciil ayaa waxaa uu maanta si kulul uga hadley dhalinyaro dhawaan xukuumadu ku xidh xidhay magaalada Borama, waxaana uu ku baaqay in dhalinyaradaas si deg deg ah loo sii daayo, Halkan hoose ka DAAWO