DAAWO: Hoggaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyay Abwaan Baarleex

Hoggaan sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxa uu ka qayb-galay aas qaran maanta magaalada Hargeysa loogu sameeyay Abwaan Cabdillaahi Ibraahim Xirsi Baarleex oo dhawaan geeriyooday, Halkan hoose ka DAAWO