“Maxamed Kaahin Waxa Uu Abwaan Abees Aabbihii U Sheegay In Wiilkiisa La Sii Daynaayo Lacagna La Siinaayo Laakiin Dalka Laga Mustaafurinaayo…” Cabdillaahi Xasan Ganey

(SLT-Hargeysa)-Abwaan caanka ah Cabdillaahi Xasan Ganey ayaa maanta lagu soo magaalada Hargeysa waxaanu si adag uga hadlay xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Halkan hoose ka DAAWO