Monthly Archives: February 2019

“Shacabka Reer Somaliland Waxaanu Leenahay Sharci-darrada Ka Hor-taga…” Xubno Ku Dhawaaqay Garab Cusub Oo Ka Goostay Xisbiga KULMIYE Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Xubno hore looga saaray xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen garab lagu magacaabay Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga KULMIYE ayaa

Posted in focus, News | Leave a comment

“Dawladda Muqdisho Ee Ka Dul Talisa Tiknikada AMISOM, Waxa La Yaab Noqotay Inay Shalay Ku Dhawaaqday Inay Diiwaan-Gelinayso Hantida Ma Guurtada Ah Ee Dalkeeda Oo Ay Sheegtay Inay Ku Jirto Somaliland…” Wasiir Guri-Barwaaqo

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadalkii shalay ka soo yeedhay dawladda Soomaaliya, oo shaacisay inay diwaan gelinayso hantida Ma Guurtadda ah

Posted in News | Leave a comment

DAAWO: Wasiirro Safar Ku Joogay Jabuuti Oo Dib Ugu Soo Laabtay Somaliland, Kana Warbixiyay Kulamo Ay La Yeesheen Madaxda Dalkaasi

(SLT-Hargeysa)-Wasiirro Oo Safar Ku Joogay Dalka Jabuuti Oo Dib Ugu Soo Laabtay Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

HARGEYSA: Magacyadda Laba Mas’uul Oo Loo Xidhay Musuq-maasuq

(SLT-Hargeysa)-Warar xog-ogaal aanu goor dhawayd helnay ayaa waxa ay sheegayaan in xukuumadda Somaliland ay xabsiga u taxaabtay maareeyihii hore ee madbcada qaraka Somaliland

Posted in focus, News | Leave a comment

Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday In Gaasta Iyo Saliida Caydhin Ee Gobalka Soomaalida Laga Dhoofiyo Dekedda Jabuuti Iyo Dalabkii Somaliland Oo Meesha Ka Baxay

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Itoobiya ayaa dalka Djibouti la saxeexatay heshiis ku saabsan in Gaasta laga helay gobalka Soomaalida ee Itoobiya laga dhoofiyo dekedaha Djibouti. Djibouti

Posted in focus, News | Leave a comment

“Haddii Ay Adiga Ku Seegto, Ubadkaaga Dhaafi Mayso” Jamaal Cali Xuseen Iyo Sheeko Kale Oo Taabanaysa Cidhib Xumadda Xaakimka Xukunka Qaloocan Sameeya.

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Mid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka Culus Somaliland Islamarkaana mudooyinka dambe sheekooyin maldahan ku soo qaata dhacdooyinka maalinlaha

Posted in focus, News | Leave a comment

War Deg-deg Ah: Xisbiga KULMIYE Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Magacyadda Xubno Ku Dhawaaqay Garab Cusub

(SLT-Hargeysa)-Xubno hore looga saaray xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen garab lagu magacaabay Badbaadinta Dimuqraadiyada xisbiga KULMIYE. Xubnaha

Posted in focus, News | Leave a comment

“Maraakiibta Shisheeye Kamay Duwaneyn WARAABE Xooleheena U Soo Dhacay…” Wasiir Xasan Gafadhi

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumeysiga Jamhuuriyadda Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi,ayaa sheegay in maraabiibta ajaanibka ah ee kalluumaysatada ah in aanay

Posted in focus, News | Leave a comment

DAAWO: “Faadumo Siciid Waa Runteed Oo Xafiis Ma Lihin, Muddo 2 Sanno Ah Waxa Aanu Ku Shaqaynaa Tabaruc…” Wakiilka Somaliland Ee Dalka Jarmalka

(SLT-Hargeysa)-Wakiilka Somaliland Ee Dalka Jarmalka ayaa marwo Faadumo Siciid uga markaati furay hadal ay dhawaan warbaahinta ka sheegtay, halkan hoose ka DAAWO

Posted in focus, News | Leave a comment

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Mid Noqday 5-ta xubnood Ee Loo Xulay Abaalmarinta NABADDA Adduunka 2019

(SLT-Washington)-Raysal-wasaaraha Itoobiya Md Abiy Axmed ayaa loo xulay inuu u qalmo hanashada Abaalmarinta Nabada Aduunka (Noble Peace Prize) ee sannadkan oo natiijadeeda lagu

Posted in focus, News | Leave a comment