Monthly Archives: January 2019

Xulufada Sacuudiga Oo U Hanjabay Xuutiyiinta

(SLT-Yemen)-Xulufada Sacuudiga uu hoggaamiyo ee dalka Yemen ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay awood adeegsadaan si ay ugu qasbaan Xuuitiyiinta inay u

Posted in focus, News | Comments Off on Xulufada Sacuudiga Oo U Hanjabay Xuutiyiinta

Muxuu Noqonaya Xukunka Ka Dhalan Kara Eedaha Lagu Oogay Madaxweynihii Hore Ee Gobolka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar?

(SLT-Addis Ababa)-Madaxweynihii hore ee gobolka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Ilay) iyo 46 qof oo kale ayay xeer ilaalinta Itoobiya ku soo

Posted in focus, News | Comments Off on Muxuu Noqonaya Xukunka Ka Dhalan Kara Eedaha Lagu Oogay Madaxweynihii Hore Ee Gobolka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar?

Hoggaamiyaha Mucaaradka Suudaan Oo La Xidhay

(SLT-Khartoum)-Laamaha ammaanka dalka Suudaan ayaa xabsiga dhigay gabadh uu dhalay hoggaamiyaha mucaaradka Suudaan, Sadiiq Al Mahdi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee

Posted in focus, News | Comments Off on Hoggaamiyaha Mucaaradka Suudaan Oo La Xidhay

Askarta Yuhuudda Oo Toogasho Ku Dilay Gabadh Reer Falastiin+ SAWIRRO

(SLT-Qudus)-Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falastiin ayaa xaqiijisay inay Askarta Yuhuuda ay saaka toogasho ku dileen Gabadh Falastiiniyad ah oo la oran jirey Samaah

Posted in focus, News | Comments Off on Askarta Yuhuudda Oo Toogasho Ku Dilay Gabadh Reer Falastiin+ SAWIRRO

Facebook Ma Waxaa Loo Adeegsadaa Dano Siyaasadeed?

(SLT-Washington)-Dadka adeegsada facebook-ga ayaa sii kordhaya ayadoo ay jiraan fedeexooyin xidhiidh ah oo ku aaddan sida loo maamulo xogta dadka ee gaarka ah

Posted in focus, News | Comments Off on Facebook Ma Waxaa Loo Adeegsadaa Dano Siyaasadeed?

Gabadh Wariye Ah Oo Muddo Ku Xidhneyd Mareykanka Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Waddanka Iran

(SLT-Tehran)-Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TV-ga afka dowladda Iran ku hadla, ayaa dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka

Posted in focus, News | Comments Off on Gabadh Wariye Ah Oo Muddo Ku Xidhneyd Mareykanka Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Waddanka Iran

Sucuudiga Oo Shaaciyay In Uu Joojiyay Ololihii Ka Dhanka Ahaa Musuqa-Maasuqa

(SLT-Riyadh)-Xadhiga haldoorka ayaa walaac xooggan ku keenay nidaamka dowladda Sucuudiga, kaddib markii qaar ka mid ah hantiilayaasha iyo rag awood ku lahaa dowladda

Posted in focus, News | Comments Off on Sucuudiga Oo Shaaciyay In Uu Joojiyay Ololihii Ka Dhanka Ahaa Musuqa-Maasuqa

Mareykanka Iyo Taliban Oo Dhisaya Guddiyo Farsamo Oo Go’aan Ka Gaadhaya Habka Ay Ciidammadu Kaga Baxayaan Afghanistan

(SLT-Washington)-Dowladda Mareykanka iyo kooxda Taliban ayaa isku raacay in labadaba ay dhisaan laba guddi farsamo oo go’aan ka gaadhaya habka ay ciidamada Mareykanka

Posted in focus, News | Comments Off on Mareykanka Iyo Taliban Oo Dhisaya Guddiyo Farsamo Oo Go’aan Ka Gaadhaya Habka Ay Ciidammadu Kaga Baxayaan Afghanistan

Shacab Madaxweyne La’ Iyo Madaxweyne Shacab La’

Markaan isu qiyaasay labadan dowladood ee jaarka ah ee Somaliland iyo Dowlad degaanka somalida(ama kililka5 naad)waxaad arkaysaa dhan marka laga eego labaduba inay

Posted in Articles | Comments Off on Shacab Madaxweyne La’ Iyo Madaxweyne Shacab La’

Muranka Guddida Doorashooyinku Saddex Arimood Mid Uun Buu Ku Dhamaan

Tan iyo intii golaha Guurtiddu u kordhisay golaha Wakiiladda madaxweynuhu wax talaabo ah ama go’aan ah muu qaadin, waxaanay u muuqataa inuu arrinku

Posted in Articles | Comments Off on Muranka Guddida Doorashooyinku Saddex Arimood Mid Uun Buu Ku Dhamaan