Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Nin Magaalada Ceerigaabo Ugu Dilay Aabbihii

(SLT-Ceerigaabo)-Maxkamadda gobolka Sanaag ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin hore Magaalada Ceerigaabo ugu dilay Aabihii, halkan hoose ka DAAWO warkan