DAAWO: Garyaqaano Eedeymo Culus U Jeediyey Ciidammad Booliska Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Qaar ka mid ah qareenada Somaliland ayaa waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen ciidammada booliska Somaliland oo dhawaan xabsiga Dhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo soo bandhigay Maanso uu xukuumadda ku dhaliilaayo, Halkan hoose ka DAAWO