DAAWO: Abwaan Daaha Gaas Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Abwaano Xabsiga Ku Jira ,

(SLT-Hargaysa) Wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan Telefeeshinka HCTV ayaa waraysi gaara oo uu la yeeshay Guddoomiyaha Kooxda Dayax Baan Wuxuu kaga hadlay Abwaanku halkay Xukuumadda Iska seegeen. Hoos ka DAAWO