DAAWO: Gabaygii Lagu Xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Abees Ee Xukuumadda Muuse Biixi Ka Xanaaqday Iyo Fadeexado Uu Soo Bandhigay

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Hal-Abuur Cabdiraxmaan Abees, oo xalay magaalada Hargeysa ku soo bandhiggay Suugaan Xukuumaddu dhibsatay, Halkan hoose ka DAAWO gabaygii lagu xidhay