Xisbiga WADDANI Oo Gacan Ku Rimis Ku Tilmaamey Heshiis Ay Wada Gaadheen Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID.

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga Waddani ayaa gacan ku rimis ku tilmaamey heshiis ay shalay wada gaadheen xisbiyada KULMIYE iyo UCID.

Sidoo kale xisbiga Waddani wuxuu markale ku celiyay in la kala diro guddida doorashooyinka Somaliland.


Halkan hoose ka akhriso: