KULMIYE Oo UCID Laa Luushay Iyo Heshiis Sharci Darro Ah Ay Murankii Doorashada Ka Soo Wada Saareen.

(SLT-Hargaysa) Xisbiga UCID ayaa sidii caadada u ahaan jirtay is-afgarad gacmo dugeen kadib wuxuu heshiis 5-qodob ka kooban la saxeexday Xisbiga KULMIYE. Sida Lagu Sheegay war-saxafadeed ay soo wada saareen.