“Puntland Lama Wada Laha Ee Reer Ayaa Leh…” Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub Ee Loo Doortay Maamulka Puntland

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee loo doortay maamulka gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani oo weerar dhinaca afka ah ku soo qaaday Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO