Sawirka Sannadka 2019-ka. Madaxweyne Muuse Biixi Oo 12-sanno Ka Hor Ku Mudaharaadaya Daahir Rayaale Kaahin Iyo Habacsanaanta Mucaaridka Maanta .

(SLT-Hargaysa) Sawirka sannadkan Cusub ee bilawga ah ayay shabakadda wararka ee Somalilandtoday u dooratay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wakhtigii uu ololaha Mucaaridka aanu waxba la hadhin ku hayay Daahir Rayaale Kaahin, isagoo ku mudaharaadaya.